DIFAAC KOOXDAADA

[GURIGA JOOG OO BADBAADI NOLOSHA DADKA]

[XAQIIQOOYIINKA KU SAABSAN KOOXDAADA]

Qofka caadiga ah ayaa yaqaana celcelis dhan 600 oo qof

2–4% dadka qaada cudurka COVID-19 ayaa dhiman doona

Taasi waxay ka dhigan tahay 12-24 qof oo dadka aad taqaano ah ayaa dhimanaaya hadday caabuqa qaadaan.

Six Feet Apart

LIX FIID KA FOGOOW
AMA
LIX FIID KA HOOS

[RUNTA]

Dadka madoow iyo kuwa baroonka ah ayay u badan tahay inay u dhintaan cudurka COVID-19 sabab la xariirta tirada sababaha, oo ka bilboowda isir kalasooc ka jira bulshada iyo nidaamka daryeelka caafimaadka ilaa heerka dhiig karkooda oo sareeya, cayil iyo sonkoroow. Waa taas sababta ay xataa muhiimad dheeraad ah u si leedahay inaad difaacdo dadka aad taqaano. Guriga joog oo badbaadi nolosha dadka.

Waxaan dhammaanteen jecelnahay inaan la joogno qoyskeena, laakiin dad badan oo caabuqa qaba ayaan lahayn astaamaha cudurka. Malahan wax astaamo ah ama calaamado ah oo muu oo muujinaaya inay jiran yihiin. Marka qof uu booqanaayo ayeeyo, oo sonkoroow qabta, booqashada ayaa geeri ku noqon karta ayeeyada.

Waa shaqadeena inaan difaacno ehelkeena. Arintaan waa ka midaysannahay dhamaanteen. Guriga joog si wax kasta oon jecel nahay oo ku dhaadano loo difaaco loona badbaadsho marka aan kasoo bogsano aafadaan. Dhammaanteen waan ka badbaadi karnaa aafada. Waxaan soo marnay waqtiyo adag hadda kahor waana ka gudbaynaa taana.

[ILLAHA]

KALIGAA MA TIHID! BULSHADEENA WAXAA KA BUUXA ILO KU CAAWINAAYA.

DIFAAC KOOXDAADA

[GURIGA JOOG OO BADBAADI NOLOSHA DADKA]

Rochester, NY